+ <string name="data_protection_consent_subtitle">Kahor intaadan isticmaalin app-ka Simple, waa inaad akhridaa oo ogolaataa shuruudaha soo socda adiga oo gujinaya \\"Oggol oo sii wad\\" ee xagga hoose. SimpleApp-ku waxa uu ka kooban yahay macluumaadka caafimaadka gaarka ah ee bukaanka (\\"xogta\\"). Waxa kaliya oo aad heli kartaa xogta kolba sida loogu baahdo si aad u gudato waajibaadkaaga shaqo ee la xidhiidha daryeelka bukaanka gudaha xarunta caafimaadka ee aad ka shaqayso. Galitaanka ama daalacashada xogta ee ujeeddo kale waa mamnuuc. Waa in aad xogta ilaaliso. La wadaaga xogta dadka kale waa mamnuuc. Waa inaad ilaaliso nambar-sireedka aad isticmaasho si aad u gasho SimpleApp-ka. Waa inaad isla markiiba ka baxdaa SimpleApp-ka marka aanad isticmaalayn. Oggolaanshaha shaqsi kale inay isticmaalaan aqoonsiga gelitaankaaga si ay u galaan Simple-app ka ama xogta waa mamnuuc. Waa inaad samaysaa cusboonaysiin wakhtiyeed xogta ah, qorista diiwaannada khasabka ah, iyo dayactirada kale ee loo baahan yahay. Waa inaad ogaataa in SimpleApp-ku uu si toos ah u abuurayo diiwaanka gelitaankaaga Xogta. Gelitaanka aan la ogolayn ama xadgudubyada kale ee Shuruudaha Isticmaalku waxay keeni kartaa in gelitaankaagii SimpleAppka la buriyo ama tallaabooyin kale oo anshax marin ah.</string>
0 commit comments